Gabdhaha Soomaaliyeed oo looga digay isticmaalka Daawooyiinka la isku cadeeyo.

0
218

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar badan oo kamid ah Dumarka Soomaaliyeed iyo sido kale Haween badan oo ku nool Dalalka Caalamka ayaa ah kuwo isticmaala daawooyin ay jirkooda ku cadeeyaan, mararka qaarna laga yaabo in ay ku keento khatar Caafimaad Dhaqaatiirtuna ay in badan ka digaan wax yeelada Caafimaad ee ka dhalan karta Isticmaalka Dawooyinkaasi.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa