Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka saxafiyiinta ah ee ka Howlgala magaalada Baladweyne ayaa dadaal ugu jira sidii looga hortagi lahaa gudniinka fircooniga.
Wariyaashan ayaa warbaahinta ka bilaabay barnaamijyo iyo fariimo bulshada looga wacyegilinayo iney joojiyaan gudniinka fircooniga.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa