Gabdhaha Magaalada Jowhar oo codsaday in loo hirgaliyo xarumo lagu barto Farshaxanka

0
58

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa Dhaqan ahaan soo saari jiray farshaxanka gacanta lagu sameeyo, waxaana sii yaraanaya waxybahaas oo dhan iyadoo la isticmaalo waxyaabo dibadaha laga keeno taas ayaa kentay dhaqaalo soo gali ahaa dadka iyo dalka oo hoos u dhacay.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa