Gabdhaha ku shaqeysta xirfadda qaadista sawirada oo ku soo badanaya Baladweyne.

0
118

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaadista sawirada oo ah mid ah u baahan xirfad iyo dhabar adeyg ayay sannadihii la soo dhaafay ku dhiiradeen inay gabdho badan ku biiran goobaha lagu qaado sawirada iyo warbaahinta gudaha ee Magaalada Baladweyne.

Xirfaddan oo markii hore ay ku badnayeen raga ayaa waxaa hadda ku soo batay gabdhaha ku shaqeysta.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa