Gabdhaha Ku nool Kismaayo oo loogu baaqay in ay waxbarashada xooga saaraan

0
106

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dumarka Soomaaliyeed oo halbowle u ah horumarka bulshada Soomaaliyeed ayaa meelaha ay kaalinta weyn ku leeyihiin waxaa ka mid ah adeegyada waxbarashada, caafimaadka iyo ganacsiga kuwaasi oo lafdhabar u ah nolosha qoysas badan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa