Gabdhaha Ka shaqeeyo mashruuca marwo caafimaad oo kawarbixiyay Sida ay bulshada ugu adeegan.

0
140

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah gabdhaha ka shaqeeyo mashruuca Marwo caafimaad ee Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay shaqada ay u hayaan bulshada Gabdhahan ayaa ah kuwo loo tabaaray isku xidhka Bulshada iyo xaruumaha caafimad ee ku yaalo Magaalada Dhoobley.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa