Gabdhaha Isticmaalo Daawooyinka la isku caadeeyo oo kawarbixiyay saameynada ay kala kulmeen.

0
131

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar badan oo kamid ah Dumarka Soomaaliyeed iyo sido kale Haween badan oo ku nool Dalalka Caalamka ayaa ah kuwo isticmaala daawooyin ay jirkooda ku cadeeyaan, mararka qaarna laga yaabo in ay ku keento khatar Caafimaad Dhaqaatiirtuna ay in badan ka digaan wax yeelada Caafimaad ee ka dhalan karta Isticmaalka Dawooyinkaasi.

Dawooyinka Dumarku isku Cadeeyaan waxaa ka mid ah Daawooyin loogu talo galay in lagu Daaweeyo Elerjiga iyo Caabuqa nabarada, qaar kalana ay ku yihiinba khatar jidhka qofka Bini’aadamka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa