Gabdhaha Dhoobley oo lagu booriyay barashada farsamada gacanta.

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gabdhaha ku nool Degmada Dhoobley ayaa intooda badan isku taxluujiyo barashada Farsamooyinka gacanta iyagoona barta Farsamada gacanta noocyadeeda kala duwan.

Naciima sheekh Maxamed oo kamid ah mas’uuliyiinta Wasaaradda Haweenka ee Degmada Dhoobley ayaa Gabdhaha ku nool Magaalada Dhoobley ku boorisay barashada farsamada gacanta.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan inooga diyaarisay