Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hablaha soomaaliyeed ayaa sanadihii ugu dambeyay doranayay qabashada shaqoyiin bulshada muhiim u ah, dumarka waa kuwa u taagan haqabtiirka bulshada waxana lagu tilmaama haweenka soomaliyeed in ay yihiin kuwa ugu firiircon dunida.
Gabdhaha dhakhatiirta ah ee hawlgala xarumaha caafimaadka ee degmada Dhoobley ayaa ka warbixiyay ka warbixiyay shaqada ay u hayaan bulshada qeybaheeda kala duwan.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaya