Gabdhaha Degmada Dhoobley oo lagu booriyay xijaabka iyo asturnaanta

0
35

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xijaabku ma ahan kali ah Quruxda Gabdhaha Soomaaliyeed ee sido kale waa quruxda guud ahaan Gabdhaha Muslimiinta ah xijaabkuna Haweenka waxaa uu ka dhigaa kuwa Qurxoon oo dhan walba ka asturan.

Qaar kamid ah Haweenka Degmada Dhoobley ayaa Gabdhaha ku booriyay inay xijaabka iyo asturnaanta ku dadaalaan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa