WARARKA Gabdhaha bartay farsamada gacanta ee Degmada Dhoobley oo codsaday in Malgalin loo sameeyo. By admin - August 6, 2024 0 43 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka bartay farsamada gacanta ayaa ku soo badanaya Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose iyado loo furay Goobo u gaar ah Haweenka iyadoo lagu baro qeybaha kala duwan ee farsamada gacanta. Fardowsa Axmed Cabdi https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2024/08/Warka-Firdawsa-Gabdhaha-wax-ka-bartay-Xarumaha-farsamada-gacanta-ee-Degmada-Dhoobley-oo-codsaday-in-malgalin-loo-sameeyo.mp3