Gabdhaha barta xirfada Dhar Tolista oo kawarbixiyay waxyaabaha ay ku doorbideen barashada xirfadaasi.

0
128

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Farsamada gacanta oo ka kooban noocyo kala duwan waa mid kamid ah xirfadaha ay sida weyn ugu faa’iideen Da’ayar badan oo Soomaaliyeed.

Waxaayna hada ay shaaqo abuur u noqotay Dhalinyaro aad u tiro badan kuwaasi oo iskugu jira Wiilal iyo Gabdho islamarkaana ka maareeya noloshooda iyo ta Qoysaskooda.

Magaalada Dhoobley waxaa ku yaalo xaruumo Lagu barto farsamoyinka gacanta Iyadoona ay jirto mid u gaar ah Haweenka ku nool Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa