Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa kamida meelaha ay gabdhaha kaalmaha hore ka galaan waxbarashada iyagoona dadaal ku bixiya waxbarashadooda ayna kaga firfircoonyiihiin marka loo eego dhanka wiilasha.
Gabdhaha ayaa la sheegee in ay yiihiin kuwo waxbarashada ku Fiican iyagoo qaar kood marka ay dhameyaan heerka kowaad ee waxbarashada u gudba heerka labad ee waxbarashada si ay u dhameystirtaan waxbarashadooda.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa