Gabdhaha Aqoonyahanada ee Dhoobley oo ku baaqay in la iska kaashado Horumarinta nabadda.

0
108

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nabada ma ahan wax la iska hela balse waa wax lagu bixiyo juhdi iyo waqti dheer si loo difaaco jiritaankeeda Soomaalidu waa umad jecel nabadda marka la fiiriyo sooyaal ahaan.

Gabdhaha aqoonyahanada ee ku nool Degmada Dhoobley ayaa bulshada ku dhaqan Magaalada Dhoobley ugu baaqay in la iska kaashado Horumariinta Nabadda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa