Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dumarka Soomaaliyeed oo halbowle u ah horumarka bulshada Soomaaliyeed ayaa meelaha ay kaalinta weyn ku leeyihiin waxaa ka mid ah adeegyada waxbarashada, caafimaadka iyo ganacsiga kuwaasi oo lafdhabar u ah nolosha qoysas badan.
Qaar kamida gabdhaha aqoonyahanada ah ee wax bartay oo aan waraysi la yeelanay ayaa ka warbixiyay siyaabaha Dumarka aan waxba Baran u heli karaan waxbarasho islamarkaana loogu dhiiri galin karo inay ku dadaalaan waxbarashada.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan inooga diyaarisay