Gabdhaha Aqoonyahanada ah ee Kismaayo oo ka hadlay faa’iidda ay gabdhaha u leedahay waxbarshadda Jamacaddaha

0
70

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalda Kismaayo ayaa sanad walba  waxaa ka soo qalinjibya haween badan oo bartay kuliyadaha kale duwan ee lagu barto jamacadaha kuwaas oo intooda badan barta kuliyadaha caafimaadaka lagu barto.

Gabdhaha Wax ka barnaayo waxbarshada jamacaddaha ayaa inta badan waxaa ay la kulamaan caqabado badan xaga dhaqaalaha iyo xaga waxbarshada waxaan u sii dheer in aysan mararka qaar aysan qaar kood heli fursada ay ku helaaan shaqooyinka Magaalada taas oo sabab weyn ay ku yeelan karto horumarka mustaqabalka nolasha.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa