Gabar u dooda Xuquuqda Haweenka oo Gabdhaha ku wacyigelisa Horumarinta Noloshooda.

0
117

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Faadumo Armiye Abdulaahi oo ah Gabar ku dhalatay Magaalada Baydhabo Waxna Ku Bartay Iskuulada Iyo Jaamacadaha Magaalada ayaa Waxaa ay ka mid tahay Gabahdha u dooda arimaha Haweenka Soomaliyeed Gaar ahaan Haweenka Ku Nool Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyadoona in mudo ah Ku dhax Jirtay u Dhaq dhaqaaqida arimaha haweenka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya