Gabar markii ugu horeysay ku dhiiratay inay qabto shaqo ragga kaliya qaban jireen Baladweyne.

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa kusoo badanaya Haweenka qabta shaqooyinka Raga .

Qamar Xuseen Cali oo kamid ah Haweenka ku nool Magaalada Baladweyne ayaa ku dhiiratay in ka shaqeeyso shaqada weeytarnimada.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya