Gabar ku Nool Baydhabo Oo Dawooyin dabiici ah ka sameysa Waxyaabo dumarka isku qurxiyaan

0
70

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hani Cabdullaahi UK oo ah Gabar ku nool Magaalada Baydhabo ayaa sameysay waxyaabaha ay dumarka isku qurxiyaan iyo daawooyin ka sameysan geedaha deegaanada ka baxa iyadoo Hani si Onlline ah ugu iibisa dad meela kala duwan jooga waxayna ku iibisaa gurigeyda dhaxdiisa.

Hani UK ayaa waxay ka hadleysaa sida fikradan uga dhalatey iyo waxyaabaha Daawooyinka iyo waxa laysku cadeeyo ay ka sameyso Hani waxay kaloo sheegtey in shaqadan ay u noqotey fursad ay nolosheeda ku maareyso.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa