Gabar Jaamacad dhigata Oo Xirfad ay ku shaqeysata u noqotay Cillad-bixinta Gaadiidka.

0
208

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Safiya Cabdullaahi Xasan Waa 19 jir ku nool Magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay heysta Shahaadada Dugsiga Sare, waxeyna ka mid tahay Ardayda Jamacada Zamam Faraceeda Baydhabo waxeyna Barataa Kuliyada Cafimaadka gaar ahaan Kalkaalisnimada.

Safiya waxay ku dhiiratay shaqo aan ku badneen Gabdha Soomaaliyeed baydhabo aysan jirin gabar ka shaqeysa xirfadan oo ay ku badan yihin Raga oo keliya waxay u bareertay inay rumeyso riyadeeda oo aheyd inay noqoto Makaaniko Baabuurta, waxay ka shaqeysaa hada mid ka mid ah Geerishyada Magalaada gelinka Dambe ee malintii.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya