Gabadhaha Ku nool Degmada Dhoobley oo ka hadlay doorka ay ka qaataan Hormarinta nabada.

0
103

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed waa laf-dhabarta bulshada waxay kaalin muuqda oo aan la ilaawi karin ku leeyihiin bulshada dhexdeeda hadana waxaad arkeysaa iyagoo dadaal dheer ugu jira sidii ay qeyb libaax leh uga qaadan lahaayeen hormarinta iyo xasiloonida dalka.

Gabdhaha dhalinyarada ah hadana aqoonyahana ah ee ku nool degmada dhobley oo aan waraysi la yeelanay ayaa kawarbixiyay doorka ay ka qaataan Hormarinta nabada ileelinteeda iyo is dhexgalka bulshada.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa