Gabadhaha ku nool Degamada Dhoobley oo Door muhiim ah ka qaadanaya Horumariinta Nabada.

0
130

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa Waxaa lagu tilmaamaa inay kamid yihiin Haweenka dunida ugu firfircoon marka loo fiiriyo dadaaladii ay sameyeen mudadii uu dalku bubursanaa oo dumarka Soomaaliyed kalin mug leh kaqaateen Samata bixinta bulshada Soomaaliyeed.

Haweenka Soomaaliyeed ayaa ilaa haatan waxa ay utaaganyihin sida ay uga qayb qadan lahayeen gudbinta farimaha iyo baaqyada ku saleysan nabada si dalkeena iyo dadkeenaba ay markaasi nabad iyo xasilooni u helaan Qaar kamid ah gabdhaha ku nool Degmada Dhoobley ee Gobelka Jubbada Hoose oo Warbaahinta Sanguuni lahadlay ayaa kawarabixiyay doorka ay gabdhuhu kaqataan Horumarinta nabada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa