Gabadh Qoraa ah oo Joogta Dhoobley oo soosartay Book looga hadlayo sida Caruurta loo koriyo

0
203

Dhobley(Idaacadda Sanguuni) Mid kamida Gabdhaha qoraayaasha soomaliyeed  ayaa waxaa ay qortay Book ka hadlaya sida saxda ah ee ay tahay in waalidku u koriyo Caruurtooda iyo sida ugu haboon ee Caruurta loo korin karo.

Xamdi Sugoow Lamaane ayaa inoo haysa warbixintan