Gaari booyad ah oo loogu talo galay reer miyiga oo lagu wareejiyay Maamulka Cadaado.

0
121

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda PAH ayaa Maamulka Degmada Cadaado kuwareejiyey gaari Booyad ah oo loogu talagalay in biyo loogu dhaamiyo dadka reer guuraaga ah waqtiga jiilaalka.

Waxaana goob-joog ahaa madasha lagu wareejinayey Booyada madax katirsan hay’adda PAH mas’uuliyiinta Degmada Cadaado iyo Marti Sharaf Kale.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa