Gaalkacyo oo tababar loogu soo xiray Dhallinyaro la baray xirfado ay ku shaqeysan karaan

0
63

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuliyiin ka tirsan Dowlada goboledka galmudug iyo Saraakiil Hay’adaha NRC WFP iyo UNICEF ayaa Magaalada Gaalkacyo uga qeybgaley Munaasabad ay ku qalin jabinayeen dhalinyaro bartay xirfado ay ku shaqeysan karaan kuwasi oo sii lacag la’an ah uga barnayey Xarunta Farsamada ganacta ee Barfasoor Cadow iyaado ay ganacan ka heelayaan Hay’adaha NRC, WFP iyo UNICEF.

Libaan Axmed Xirsi oo ku hadaley Magaca Hay’adda NRC aayaa ugu horeyn Kawarbixiyay Barnaamijka lagu tababarayey dhalinyarada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa