Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Darawalada wada Noocyada kala duwan ee gadiidka ayaa si wayn usoo dhaweeyay wadooyon dhowra oo laga hirgaliyay Magalada Kismaayo
wadooyinkan cusub oo si casri ah loo dhisay ayaa ka qayb qaatay yaraynta saxmada Gaadiidka iyo sidoo kale mashquulka wadiiyinka iyagoo qayb ka noqday Bilicda Magaalada.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya