Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose waxaa maalmihii u dambeeyay bulshada ay hadal heysay sicir barar baahsan oo saamayn ku yeeshay nolosha bulshada, waxaana kor u kac uu ku yimid waxyaabaha aasaasiga ah sida machiishada iyo shidaalka
Hadaba sicir bararkan baahsan ee kajira deegaanka gaar ahaan shidaalka ayey aad uga qeyliyeen gaadiidleydu iskaga kala goosha dhoobley iyo deegaanada u dhow
Qaar kamid ah gaadiidleyda u kala goosha dhoobley iyo magaalooyiinka u dhow ayaaa radio sanguuni uga warbixiyay sare u kaca ku yimid qiimaha shidaalka.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya