Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin iyo xubno ka mid ah ku xigennadiisa ayaa kormeeray qeybo ka mid ah jidadka Magaalada Baladweyne oo burbur xoogan u geystay fatahaadii ku dhufatay Magaalada.
Wadada laamiga ee dhaxmarta bartamaha Magaalada Baladweyne ayaa ka mid ah meelaha sida weyn u burburka ugu geysatay fatahaadda iyadoo meelaha qaar ay ka qodmeen go’dad waa weyn taasoo keentay in hakad la galiyo gaadiidkii soo gali lahaa magaalada Baladweyne.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa