Gaadiidlayda Dhuusamareb oo cabasho ka muujiyay biyaha roobku dhigay waddooyinka.

0
123

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gaadiidlayda ka shaqaysa Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay shegeen in ay dhibaato ku qabaan biyaha fariistay waddooyinka Caasimadda Galmudug iyagoo maamulka ugu baaqay in wax laga qabto.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa

Audio Player