Gaadiid cusub oo Dab Damis ah oo lagu soo Bandhigay Gobolka Banaadir

0
53

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa kormeeray Waaxda Gurmadka Deg degga ah oo lagu soo Bandhigay Gaadiid cusub oo Dab Damis ah.

Waxaa halkaasi markii uu gaaray kusoo dhaweeyay agaasimaha hawlaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo sido kale masuuliyiin ka tirsan waaxda dab damiska ee gurmadka deg dega ah waaxana halkaasi lagu Soo bandhigay gaadiid kala duwan oo ah kuwa badbaadada rayidka ah ee dab Damiska kuwaasi oo u badan gaadiid cusub oo lagu Soo kordhiyay waaxdaasi dab damiska.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawaramaya