Fursadaha Ganacsi ee laga hirgaliyay Deegaanka Dhoobley oo Shaqo abuur ka heleen Dhalinyaro Badan.

0
169

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah dhalinyarada fursadaha shaqo ka helay ganacsiyada sida fornooyiinka iyo goobaha cabitaanada lagu shiido ayaa ka hadlay dareenkooda ku aadan shaqo abuurka ay ka heleen goobahaasi ganacsi.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa