Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kumanaan Arday ah oo wax ka baranayey Iskuulada Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxbarasho aadin labadii todobaad ee lasoo dhaafay, ka dib markii fatahaadda Wabiga Jubba ay saamaysay waddooyinkii ardaydu adeegsan jireen
Iskuulka Alfurqaan oo ka mid ah Iskuulada ku yaalo Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sameeyan daran ku yeeshay waxabarashada aradayadan madaama biyaha Wabiga soo buuxu dhaafiyay.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa