Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Mamulka Degmada Jowhar Cismaan Maxamed Muqtaar oo ay wehliyaan masuuliyiin ka tirsan mamulka Hirshabelle ayaa ku baaqay in gurmad deg deg ah lasoo gaarsiyo dadka ku nool Degmoyinka gobolka Shabeelaha dhexe oo ay saameyay fatahaada Wabiga Shabeelle.
72 tuulo oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha dhexe ayeey saameysay fatahadii wabiga Shabelle dadkii ka barkacay ayaa waxaa haaysto xalad nolol xumo.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa