Fataahadda Wabiga shabeelle oo saameysay Ganacsiga Baladweyne.

0
214

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kadib markii uu karkaarada Jabsaday Wabiga Shabeelle ee dhexmara Magaalada Baladweyne ayaa waxa istaagay inta badan dhaqdhaqaaqa ganacsi ee Magaalada.

Inta badan waxaa albaabada loo laabay goobaha ganacsiga xaafadaha ay ka koobantahay Magaalada Baladweyne.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa