Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsatada Iibisa dharka Noocyadooda kala duwan Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa saameyn ku yeelatay fatahaadda uu Sameeyay Wabiga Shabeelle kaasi oo ku dhuftay guud ahaan Xafaadaha iyo Suuqyada dharka ee Magaalada.
Inta badan ganacsatadan ayaa waxaa goobohoodii ay ku ganacsan jireen buux dhaafiyay Fatahaadda.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa