Farsamaynta dharka Faashiyoonka ah oo shaqo abuur u noqotay Dhalinyaro ku nool magaalada Dhoobley

0
214

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Qaar kamid ah dhalinyarada ku nool deegaanka Dhoobley ee gobolka Jubada hoose ayaa ku shaqaysta farsamada gacanta oo ay noloshooda iyo ta qoysaskooda ku maareeyaan.

Ibraahim Cabdi waxa uu kamid yahay dhalinyarada ku shaqaysta farsamaynta dharka Fashionka ah, waxa uu noo sheegay inuu muddo baranayay xirfaddan hadana ay tahay mid uu noloshiisa ku maareeyo.

Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa ka warramaya