Farsama yaqaanada Agabka Beeraha oo Xili abuurkan u noqotay Fursad ay dhaqaale ka sameeyaan

0
27

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili Beeraleyda Gobolka Baay heleen Roobab ayaa waxay Bilaabeen Sidii ay Beeraha u abuuran lahaayeen maadama Sanaadkan raja ka qabaan in ay u noqoto Sanad Barwaaqa ah sidaa darteedna ay Muhiim tahay ka Faaideysiga Nimcada Rabbi ay heystaan.

Dadka ka shaqeeya Agabyada loo isticmaalo Beeraha ayaa hada bilaabey sameynta Yaambada, Masaarta, Mindida iyo kuwa kale,dadka Tumaashana ay iyaguna u noqotey Fursad ay dhaqaale ku sameeyaan iyagoo bilaabey sidii ay u sameyn lahaayeen agabkaas ay Beeraleyda u baahan yihiin.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa