Duruufo nololeed oo soo food saaray barakacayasha ku nool magaalada Feerfeer ee gobolka Hiiraan.

0
193

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Madaxa barakacayasha iyo dib u heshisiinta magaalada Feerfeer ee gobolka Hiiraan Xuseen Dhoore Maxamuud ayaa sheegay in xiligan duruufo kala duwan ay soo food saareen barakacayasha ku nool magaaladaasi oo inta badan ka soo hayaamay dowlad deegaanka Soomaalida iyo qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan.

Xasan Maxamed Cabdulaahi.ayaa kawaramaya