Duruufo dhanka nolosha oo soo food saartay Barakacayasha ku nool Baladweyne.

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaska Barakacayaasha ee ku nool kaamka Najax ee Magaalada Baladweyne ayaa wajahaya xaalado biyo yari iyagoo hada isticamalo biyaha Wabiga Shabelle oo ay ka dhalan karaan cuduro madaama dhadhankooda is badal ku yimid.

Qoyasaskan ayaa u badan carruur iyo Haween kuwasoo daruufo badan oo ay ugu horeeyaan biyo yari heysto.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa