Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskan oo guryahoodii uga soo barakacay daadadkiika dhashay roobabkii guga ee ka da’ay magaalada Baladweyne ayaa deegansaday duleedka Magaalada gaar ahaan halka loo yaqaano Faarax Caafi oo ku dhow agagaarka garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif.
Duruufo ka dhanka nolosha sida biyo la’aan, musqulo la’aan, hoy la’aan iyo shaqo la’aan ayaa soo food saartay dadka qaar oo markii hore nolol maalmeedka qoysaskooda ka mareyn jiray muruqmaal.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya