Duruufo dhanka nolosha oo soo food saaray barakacayaal ku nool Jowhar

0
110

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskan  ku nool Kaamamka barakacayaasha Alla-aamin iyo Tawakal ee magaalada Jowhar ayaa xiligaan waxaa soo wajahay xaalad nolol xumo oo ay kamid yimiin Raashiin,laan biyo yari iyo caafimaad daro.

Qaar kamida dadka barakacayaasha ah ee ku nool kamamkan ayaa xaalka ay ku suganyihiin iyo baahiyaha ay qabaan ka warbixiyay.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya