Duruufo dhanka nolosha oo ka jira Deegaanka ceeldibir ee gobolka Mudug.

0
141

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Ceeldibir oo ka tirsan gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug iyo Deegaanada ku xeeran ayaa waxaa ka jirta dhibaatooyin dhanka Nolosha ah taasoo ka dhalatay abaaraha ka jira Deegaanka iyo isbadalka Cimilada.

Dadka deegaanka Ceeldibir iyo deeganada ku xeeran oo u badnaa xoolo dhaqato ayaa xoolahoodii ku waayay abaaraha ka jiray dalka waxana inta badan dadkii ku noolaa deegaanada hoos yimaada Ceeldibir ay isaga barakaceen Deegaanka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya