Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isku duwaha wasaaradda caafimaadka Hirshabeelle ee degmada Buula burde Dr Sakariye Cabdirashiid Samatalis iyo dhaqaatiir kale ayaa adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah u sameeyay dadka ku nool deegannada Tardo, Sagaal Geed, iyo Geeda Same ee gobolka Hiiraan kadib markii inta badan deegannada uu ka dilaacay cudurka jadeecada.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya