Duqa Muqdisho oo tababar u soo xiray in ka badan 150 dhalinyaro ah.

0
124

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa magaalada Muqdisho kusoo xiray tababarkan oo lagu baranayay cilmiga Computerka, Caafimaadka Iyo Saxaafada kaasi oo loo qabtay qaar kamid ah dhalinyarada gobalka Banaaadir.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya