Duleedka magaalada kismaayo oo lagu gubay 365 kiish oo Sonkor dhacday ah.

0
154

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cadadka sonkortaan ay tayadeeda halowday ee lagu gubay duleedka magaalada kismaayo ayaa eheyd 365 kiish,waxeyna u rarneyd ganacsatada magaalada kismaayo shirkadda adeegga sheybaarka ee  tayo dhowrka Jubbaland ayaa sheegtay in Sonkortaan ay ku soo halowday gudaha Maraakiibtii ay saarneyd.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya