WARARKA Duleedka Magaalada Kismaayo oo laga dhisayo Xaafad cusub. By admin - April 28, 2025 0 14 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaafad Cusub oo lagu magacaabo Wadajir ayaa laga dhisayaa duleedka Magaalada Kismaayo gaar ahaan inta u dhaxeysa garoonka diyaaradaha iyo Magaalada. Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2025/04/warka-khadar-Duleedka-magaalada-Kismaayo-oo-laga-dhisayo-Xaafad-cusub.-.mp3