Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dugsiyada Hoose Dhexe Sare Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa dib loo furay kuwaas oo kasoo laabanaya fasaxa labada bilood ee sanad dugsiyeedkii tagay 2022-2023.
Aradayda fasaxa kasoo laabanaya ayaa waxa ay isugu jiraan arday u soo fariisatay imtixaankii dambe ee sanad waliba dhamaadkiisa ay qaadan Iskuulada marka laga reebo kan Wasararadda waxabarsahad iyo Tacliinta sare ee Dowlada Soomaaliya.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa