Dugsiyada Haweenka ay ku bartaan Xirfadaha Gacanta Oo Ku Soo badanaya Magaalada Baydhabo.

0
68

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baydhabo waxaa ku yaala xaruumo dhowr ah oo lagu barto Farsamooyinka gacanta si ay u soo saaraan dad Xirfadooda ay dhameystiran tahay wallow ay jiraan dad aan Fursadahaasi helin si ay ugu faa’ideystaan.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa