Dugsiga Sare ee Jalalaqsi oo saameeyn burbur kala kulmay fatahaada Wabiga Shabeelle.

0
97

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka Hoose dhexe iyo sare ee Jalalaqsi kuna yaallo Degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa saameeyn ba’an ku yeelatay fatahaadda dhawaan uu sameeyay Wabiga Shabeelle islamarkaana burburiyay dhamaan agabkii aas aasiga u ahaa waxbarashada iyo Howlaha Iskuulka.

Iskuulka ayaa wax ka barto caruur u badan danyar iyo agoon aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarashada.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa