Dugsiga sare ee Deegaanka Uusguray ee Degmada Dangorayo oo xariga laga jaray.

0
72

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada tacliinta sare ee Putlaand Maxamed Cali Nuur Jubba ayaa xadhiga ka jaray Iskuul cusub oo uu yeeshay Deegaanka uus guray ee Degmada Dangorayo.

Dhismaha Iskuulkan waxaa maal galisay Midowga Yurub waxaana fulisay Wasaaradda Waxbarashada oo kaa shanaysa Hay’adda Care iyo Hay’adda badbaadda caruurta ee Sava The Children.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawarmaya